Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmey Agaasimayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Lakulmay Agaasimayasha Wasaaradaha,Hay’addaha Madaxa Banaan iyo Gudoonka Hanti dhowrka qaranka . Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimayasha Maamulka ee asaaradaha,Agaasimayaasha Guud ee hay’addaha Madaxa banana iyo Gudoonka Hanti dhowrka Qaranka Puntland […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmey Agaasimayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News