Xaalad bini’aadanimo tii u darneyd oo Marinka Gaza ka taagan Israel ayaa duqeymihii u danbeeyey la beegsatey ilmaa iyo 150 goobood oo ay ka mid yihiin shan Masjid, guri dheer oo dabaq ah oo dad badan deganaayeen kuwaas oo ay ka mid ahaayeen suxufiyiinta wararka ka soo diraya Gaza. In ka badan 600 oo qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhimatey duqeymaha Israel, kuwaas oo […] Continue Reading: - Xaalad bini’aadanimo tii u darneyd oo Marinka Gaza ka taagan Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News