Marxuum Cabdishakuur Maxamuud Gurey oo Garoowe lagu aasay [Sawiro] Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee manta ka qayb galay Aaas Qaran oo loo sameeyay Marxuum Cabdi Shakuur Maxamuud Gurey oo horay u ahaan jiray Agaasimihii Hay’adda Daryeelka Bulshada oo u dhintay Shilgaari . Aaska loo sameeyay Marxuumka ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Hassan Shire.Madaxwayne Ku […] Continue Reading: - Marxuum Cabdishakuur Maxamuud Gurey oo Garoowe lagu aasay [Sawiro] Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News