Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha badda Soomaaliya” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xarunta golaha shacabka ka jeediyey ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan xildhibaanadii iyo dadkii kale ee ku geeriyooday mudadii lagu gudajiray kal-fadhagii 4-aad oo maanta soo xirmay. […] Continue Reading: - Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha badda Soomaaliya” Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News