Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Agaasimaha guud ee W/Dastuurka iyo Federaalka Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland xeer Lr. 102, kuna taariikhsan 19, July 2014, ayaa waxaa lagu magacaabey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuur iyo Arimaha Federaal ka Puntland, waxaana loo magacaabey Hussein Cabdi Jamaal (Xuseen Xaraf). Agaasimaha Cusub Mudane Xuseen Cabdi Jamaal ayaa ahaa Xeel dheere dhinaca sharciyada ah sidoo kale waxuu horey uga […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Agaasimaha guud ee W/Dastuurka iyo Federaalka Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News