Sarkaal ka tirsan ciidanka Dowladda ayaa koox ka tirsan al-Shabaab gaadmo ku dileen Taliyaha hawlgelinta guutada lixaad ee ciidanka Dowladda federaalka Soomaaliya Col. Cumar Shiikh Cilmi ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo koox ka tirsan ururka al-Shabaab ay ku qaadeen. Taliyaha ayaa la socdey kolonyo ciidanka dowladda ah oo maraayey meel ku dhaw Garoonka Balli doogle gobolka Shabeelada Hoose, waxaana ciidamadu ay ka yimaadeen gobolka Baay, halka […] Continue Reading: - Sarkaal ka tirsan ciidanka Dowladda ayaa koox ka tirsan al-Shabaab gaadmo ku dileen Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News