Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid ,kana wada hadlay xiriirka iyo arrimaha ammaanka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kula kulmay Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga José Manuel García-Margallo oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Kulanka labada Wasiir oo looga hadlay arrimo muhiim u ah danaha wadaagga ah ee labada […] Continue Reading: - Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid ,kana wada hadlay xiriirka iyo arrimaha ammaanka. Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News