Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo gaarey Washington Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacaabtey dalka Maraykanka Cumar Cabdirashiid Cali ayaa gaarey magaalada Washington DC sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, waxaana si rasmi Madaxweyne Barack Obama u guddoomey (Oggolaadey) waraaqaha safiirnimo ee Cumar Cabdirashiid Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtey in Safiirka cusub ee Soomaaliya u […] Continue Reading: - Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo gaarey Washington Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News