Suuq ku yaala degmada Wadajir ee Muqdisho oo gubtey Habeenimadii xalay (Isniin) waxaa dab qabsadey suuq weyn oo ku yaala degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa geystey khasaaro maaliyadeed oo baaxad leh, waxaana demintiisa daahiyey qaabka suuqa waddooyinkiisu u sameysan yihiin. Dabka khasaaraha dhaliyey ayaa ka bilowdey qaybta dharka lagu iibiyo ee suuqa, waxaana uu ku fidey dhismayaal ay ku keydsanaayeen Saliid taas […] Continue Reading: - Suuq ku yaala degmada Wadajir ee Muqdisho oo gubtey Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News