Philip Hammond oo loo magacaabey Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain Kadib markii maalintii shalay si lama filaan ah uu xilka uga tegey Xoghayihii Arrimaha Dibadda ee Britian William Hague, ayaa Raysalwasaare David Cameron ku dhawaaqey in Philip Hammond oo ahaa wasiirka Gaashaandhiga uu beddalaayo William Hague. William Hague ayaa maalintii shalay ku sheegey barta uu ku lee yahay Twitterka in uu xilka Arrimaha dibadda iska […] Continue Reading: - Philip Hammond oo loo magacaabey Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News