Israel oo oggolaatey xabad joojin Xukuumadda Israel ayaa oggolaatey hindise ay soo jeedisey dowladda Masar oo ku saabsan in marka hore Israel ay aqbasho xabad joojin weerarka ay ku hayso marinka Qasa. Ururka Xamaas ayaa sidookale muujiyey caalamado muujina dhankooda in ay aqbalayaan hindisa dalka Masar, Garabka Mileteri ee Xamaas ee Qasaam ayaa ku tilmaamey hindisahaas mid lagu duleynaayo shacabka […] Continue Reading: - Israel oo oggolaatey xabad joojin Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News