Moscow: Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatey shil tareen oo ka dhacay Ruushka Shil ka dhacay tareenka dhulka hoostiisa mara ee loo yaqaan Metro ayaa sababey dhimashada dad ka badan 19 qof halka ay ku dhaawacmeen 160 kale. Shilkan ayaa la sheegayaa in uu sababey Shoor ka dhashey Korontada kadib markii waduhu dooney in uu qabto joojiyaha xaaladda deg-deg ah darteed. Waqtigu shilku dhacay ayaa ahayd xilli dadku […] Continue Reading: - Moscow: Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatey shil tareen oo ka dhacay Ruushka Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News