Wafdi ka ganacsato ah oo ka socday dalka Hindiya ayaa gaaray magaalada Bosaso(Sawiro) Waxaa maanta magaalada Bosaso soo gaaray wafdi ajanabi oo ganacsato ah, kuwaasi oo ka soo jeeda dalka Hindiya, isla markaana doonaya in maalgashi ku sameystaan magaalooyinka Puntland Wafdigan ganacsatada ah ayaa ka yimid magaalada Garowe markii hore oo ay kula soo kulmeen madaxweynaha Puntland Dr. C/wel Maxamad Cali Gaas oo ku dhiiri geliyey ganacsatada in […] Continue Reading: - Wafdi ka ganacsato ah oo ka socday dalka Hindiya ayaa gaaray magaalada Bosaso(Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News