Dagaal beelo u dhexeeya oo mar kale ka dhacay gobolka Hiiraan Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa mar kale ka dhacay tuulada Deefow oo 50km dhanka waqooyiga uga beegan xarunta Hiiraan ee Beledweyne, dagaalka ayaa bilowdey subaxnimadii hore ee maanta talaadada ah. Wararka ayaa sheegaya in dad badan dagaalka ku dhinteen qaar kale ku dhaawacmeen, iyada oo mid ka mid ah malayshiyaadkii dagaalamayey ay dab qabadsiiyeen […] Continue Reading: - Dagaal beelo u dhexeeya oo mar kale ka dhacay gobolka Hiiraan Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News