Sharmarke: “Muhimad weyn ayaa ku jirta soo celinta xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya” (Dhegayso) Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Maraykanka Cumar Cabdirashiid ayaa sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey dalka Maraykanka iyo sida loo dedejiyey ka qabashada waraaqihiisa safiirnimo oo maalintii shalay Barack Obama ka guddoomey waraaqihiisa. Safiirka oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Codka Maraykanka qaybta Soomaaliga ayaa sheegey […] Continue Reading: - Sharmarke: “Muhimad weyn ayaa ku jirta soo celinta xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya” (Dhegayso) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News