Germany oo taariikh dhigtay & Brazil oo ceeb kala tagtay koobka Adduunka [Sawiro] Ciyaartii Semi finalka ee Koobka Adduunka oo ay wada ciyaareen Brazil iyo Germany ayaa ku dhamaatay 1-7, tani oo noqoneysa guuldaradii ugu weyneyd oo soo gaarta xulka Brazil oo dalkooda lagu ciyaarayey. Ciyaarta qeybtii hore ayaa ahayd mid khaladaad badan ay ka dhaceen kooxda Brazil gaar ahaan difaaca oo ahaa mid aad u liita. Goolkii […] Continue Reading: - Germany oo taariikh dhigtay & Brazil oo ceeb kala tagtay koobka Adduunka [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News