Maraykanka oo Cambaareeyey weerarkii Villa Somalia Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerarkii Al Shabaab ku qaaday Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarkan uu tusaale u yahay in xaalada amni ee Muqdisho ay tahay mid aan weli degenayn isla markaana AL Shabaab weli khatar ku tahay amaanka caasimada Soomaaliya. Maraykanka ayaa […] Continue Reading: - Maraykanka oo Cambaareeyey weerarkii Villa Somalia Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News