Madaxweyne Xassan: Waa Been Ma Qaxin mana Cararin [Video] Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii xalay lagu qaaday Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweyne Xassan ayaa sheegay inay been iyo barobogaado faafiyeen kooxda Al Shabaa, isla markaana beeniyey inuu ka cararay xarunta Villa Soomaaliya markii weerarka lagu soo qaaday. “…Dowladan way kasoo gudubtay wakhtigii Al Shabaab eryoon jirtay….” Ayuu yiri Madaxweyne […] Continue Reading: - Madaxweyne Xassan: Waa Been Ma Qaxin mana Cararin [Video] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News