27 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay duqeynta Gaza Waxaa weli sii socda duqeynta Isra’iil ku wado magaalada Gaza iyadoo xalay la dilay mid kamid ah hogaamiyayaasha militariga kooxda Islamic Jihad. Hafes Xamid oo kamid ahaa hogaamiyayaasha garabka militariga ee kooxda Islamic Jihad ayaa lagu dilay weerar ay diyaaradaha Drone-ka ku qaadeen gurigiisa. Weerarkaasi ayey sidoo kale ku dhinteen Xaaska Hafes, Hooyadiis, labo wiil […] Continue Reading: - 27 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay duqeynta Gaza Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News