Deg Deg: Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya oo la weeraray Waxaa xoogag ka tirsan xarakada Al-Shabaab ay caawa weerar toos ah oo ku qaadeen xarunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay weerarkaasi. Waxa uu ku bilowday weerarkaasi albaabka hore ee Madaxtooyada oo qarax xoogan ka dhacay waxa ayna warar kale duwan ay sheegayaan in weerarka uu isugu jiray kuwa […] Continue Reading: - Deg Deg: Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya oo la weeraray Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News