Heshiiska dhexmaray Malta iyo Federaalka Soomaaliya see u saameyn doonaa Qaxootiga Soomaalida? Waxaa heshiis xiriir diblumaasiyeed dhexmaray Dowlada Malta iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya, heshiiskan ayaa ah kii ugu horeeyey oo ay labada dal wada saxiixdaan. Heshiiskani diblumaasiyadeed ayaa waxaa si wada jir ah u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibadda Malta George William Vella iyo Danjiraha Soomaaliya ee Belgium & EU-da Cali Siciid Fiqi. Dalka Malta ayaa kamid ah […] Continue Reading: - Heshiiska dhexmaray Malta iyo Federaalka Soomaaliya see u saameyn doonaa Qaxootiga Soomaalida? Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News