Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Puntland [Sawiro] Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyay Safiirka Dalka Talyaaniga u jooga Soomaaliya Ambassador Marcelli. Madaxwayne Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in Dowladaha Puntland iyo Talyaaniga uu ka dhaxeeyo Xiriir Wanaagsan. ‘’…Dowladda Talyaaniga waad la socotaan Puntland […] Continue Reading: - Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Puntland [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News