Khilaaf ka dhashay Biyo Gelinta Magaalada Hargeysa Waxaa indhawaale murran uu ka taagnaa mashruuc ay maalgeliyeen Midowga Yurub oo lagu biyo gelinayo qaar kamid ah xaafadaha magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Murrankan ayaa la xariira habka loo maareenayo biyo gelinta arrintaasi oo salka u heysay cabsi ay shacabka ka qabeen in si musuq maasuq ah loo hirgelin doono mashruucaan oo la hormarin […] Continue Reading: - Khilaaf ka dhashay Biyo Gelinta Magaalada Hargeysa Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News