Wasaarada Waxbarashada Puntland: Tirada Gabdhaha Dugsiga Sare waa in sare loo qaado![Daawo] Wasaarada Waxbarashada ee Puntland ayaa Isniintii shaacisay natiijada Imtixaanadka sanadkan iyadoo Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame uu sheegay 10kii Arday ee keenay natiijooyinka ugu sareeya ee Imtixaanka. Sanadkan ayey imtixaanka u fadhiisteen arday gaareysa 2560 kuwaasi oo ay Wiilashu ahaayeen 1841 halka gabdhaha ay ahaayeen 719 oo kaliya. Arrintan ayuu sheegay Wasiirka Waxbarashada Puntland […] Continue Reading: - Wasaarada Waxbarashada Puntland: Tirada Gabdhaha Dugsiga Sare waa in sare loo qaado![Daawo] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News