Shirweynaha Wadatashiga Xeerka Saxaafada Soomaaliya oo murran ka taagan yahay! Waxaa shalay (Isniin) magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha wadatashiga xeerka Saxaafadda ee Soomaaliya, shirkaasi oo uu si rasmi ah u furay Raysalwasaaraha Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed. Shirkan oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta ee Federaalka ayaa looga hadlayaa xeerka Saxaafadda Soomaaliya oo si weyn loogu murransan yahay. Shirkan oo socon doona muddo labo maalmood ah […] Continue Reading: - Shirweynaha Wadatashiga Xeerka Saxaafada Soomaaliya oo murran ka taagan yahay! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News