Xiisad ka taagan Afghanistan iyo Weerar Ismiidaamin oo lagu qaaday NATO Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay waqooyiga dalka Afghanistaan xili ay taagan tahay xiisad ka dhalatay natiijada Doorashadii Madaxweynaha. Weerarka ismiidaaminta ah ayaa ka dhacay gobalka Parwan ee waqooyiga Afghanistaan, weerarkaasi oo ay ku dhinteen 4 askari oo ka tirsan ciidamada NATO, waxaa sidoo kale weerarkaasi ku dhintay […] Continue Reading: - Xiisad ka taagan Afghanistan iyo Weerar Ismiidaamin oo lagu qaaday NATO Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News