Isra’iil iyo Xamaas oo Gantaalo is-dhaafsaday iyo Gaza oo qaaceysa Magaalada Gaza ayaa xalay duqeymo xoogleh ka dhaceen iyadoo ay ciidamada Isra’iil ay duqeeyeen xaafado ay dad rayid ah degen yihiin. Duqeyntan ayaa la sheegay inay jawaab u tahay 10 gantaal oo ay dagaalyahanada Xamaas u tuureen dhinaca dhulka la heysto ee Yuhuuda ku nool yihiin.  Isra’iil ayaa duqeynteeda ugu danbeysay la beegsatay 50 goobood […] Continue Reading: - Isra’iil iyo Xamaas oo Gantaalo is-dhaafsaday iyo Gaza oo qaaceysa Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News