Ciidamada Ciraaq oo duqeeyey Fallujah iyo Mosul Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Ciraaq ayaa duqeeyey magaalooyinka ay gacanta ku hayaan xoogaga Maamulka Islaamiga ee waqooyiga wadankaasi. Duqeynta ayaa Axadii lala beegsaday magaalooyinka Mosul iyo Fallujah oo kamid ah goobaha ay ku xoogan yihiin dagaalyahanada Sunniyiinta ah. Ciidamada cirka ee Ciraaq ayaa duqeymaha u adeegsanaya fuustooyin laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa kuwaasi oo aan […] Continue Reading: - Ciidamada Ciraaq oo duqeeyey Fallujah iyo Mosul Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News