Eedaysanayaal qirtay dilka wiil Falastiini ah Booliiska Isra’iil oo Axadii gacanta ku dhigay lix nin oo loo heysto dilka wiil Falastiini ah ayaa la sheegay inuu hada mid kamid ah raggaasi uu qirtay dilka wiilka 16 sano jirka ah. Maxamed Abu Khadiir ayaa la dilay Arbacadii lasoo dhaafay, wiilkan 16 sano jir ah ayaa la sheegay in nolol lagu gubay. Falkan […] Continue Reading: - Eedaysanayaal qirtay dilka wiil Falastiini ah Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News