Dowlada Ukraine oo magaalooyin kala wareegay Gooni-u-Goosadka Ciidamada dowlada Ukraine ayaa wada hawlgalo balaaran oo ay dib ulla wareegayaan magaalooyina ay gacanta ku hayaan gooni-u-goosadka ku sugan bariga dalkaasi. Hawlgalada ciidamada Ukraine ayaa ka socda labada gobal ee Donetsk iyo Luhansk, waxayna labadii maalmood ee lasoo dhaafay ciidamada dowlada Kiev la wareegeen sadex magaalo oo muhiim ah oo ay ku jirto magaalada […] Continue Reading: - Dowlada Ukraine oo magaalooyin kala wareegay Gooni-u-Goosadka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News