Australia oo dib u celisay Dooni Qaxooti siday Dowlada Australia ayaa si khasab ah dib ugu celisay dooni siday in ka badan oo qaxooti ah kuwaasi oo ka yimid dalka Sri Lanka. Dadkan oo kasoo jeeda dalka Sri Lanka ayaa Jimcihii la qabtay xili ay saarnaayeen dooni mareysay biyaha wadanka Australia. Xukuuada Australia ayaa diiday in markii hore ay shaaciso dadkan qaxootiga ah […] Continue Reading: - Australia oo dib u celisay Dooni Qaxooti siday Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News