Isra’iil oo duqeyn xoogan ku qaaday Gaza Diyaaradaha dagaalka ee Isra’iil ayaa duqeymo xoogan la beegsaday habeenimadii Axada magaalada Gaza oo uu ka taliyo xisbiga Xamaas. Duqeymahan ayaa intooda badan lala beegsaday xarumo ay leeyihiin ciidamada Xamaas, waxaana la sheegay inay duqeyntaasi ku dhinteen ugu yaraan 9 qof. Isra’iil ayaa sheegtay inay duqeysay goobaha lagu sameeyo gantaalada lagu soo rido dhulka Yuhuuda […] Continue Reading: - Isra’iil oo duqeyn xoogan ku qaaday Gaza Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News