Amniga magaalada Nairobi oo si weyn loo Adkeeyey Caasimada dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacaan banaanbaxyo ay qabanayaan taageerayaasha xisbiga Mucaaridka ee ODM. Banaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa xaalada amni xumo ee ka jirta dalka Kenya iyo waliba wadahadal ay doonayaan inay Mucaaridka la galaan xisbiga talada haya. Ciidamo gaaraya 15 kun oo ah kuwa booliiska iyo militariga ayaa lagu […] Continue Reading: - Amniga magaalada Nairobi oo si weyn loo Adkeeyey Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News