Agoonta Gaalkacyo oo Lacag deeq ah loo qeybiyey [Sawiro] Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9ka bisha Ramadan 1435 xarunta Agoonta Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lacago deeq ah loogu qeybinayey Agoonta xarunta Gaalkacyo ka diiwangashan qeybta Guryahooda lacagta ku qaadata. Agoonta maanta lacagta loo qeybiyey ayaa tiradooda gaareysaa 250 kuwaasi oo kamid ah 500ta boqol ee Agoonta xaruntaasi oo isugu jira wiilal iyo gabdho. […] Continue Reading: - Agoonta Gaalkacyo oo Lacag deeq ah loo qeybiyey [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News