Madaxwayanaha Puntland Dr.Cabdiwali Gaas oo booqday Xarumaha Wasaaradaha Maaliyadda iyo Xanaanada Xoolaha [Sawiro] Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Maaliyadda Iyo Xanaanada Xoolaha ee ku yaala Magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland. Kormeerkii ugu horeeyay ayuu Madaxwayne Gaas ku tagay Wasaarada Xanaanada Xoolaha waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Mudane Cabdiwali […] Continue Reading: - Madaxwayanaha Puntland Dr.Cabdiwali Gaas oo booqday Xarumaha Wasaaradaha Maaliyadda iyo Xanaanada Xoolaha [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News