Qaramada Midoobay oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyey weerarkii argagxisnimo ee ka dhacay Muqdisho. Nicholas Kay ayaa sheegay in kooxda Al Shabaab ay argagaxin ku heyso shacabka Muqdisho isla markaana ay wadeen weeraro kala duwan tan iyo intii ay bilaabatay bisha Barakeysan ee Ramadanka. Qaramada Midoobay ayaa uga tacsiyeeyey ehelada iyo qaraadabada ku […] Continue Reading: - Qaramada Midoobay oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News