Al Shabaab oo qorshenaysa weeraro dheeraad ah xiliga Ramadanka Kadib qaraxii maalinimadii shalay (Sabti) ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya digniino laga bixinayo in weeraro noocaan ah ay kooxda Al Shabaab u qorsheysay inay ka fuliyaan magaalooyin kala duwan oo kamid ah dalka Soomaaliya. Kooxda Al Shabaab oo horey u shaacisay inay dar dar gelin doonto weeraradeeda xiliga Ramadanka ayaa qaraxii shalay […] Continue Reading: - Al Shabaab oo qorshenaysa weeraro dheeraad ah xiliga Ramadanka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News