Tababar loo soo xiray Cutuyo ka tirsan Ciidamada Jubaland (Sawiro) Cutubyo ka tirsan ciidamada maamulka Jubba ayaa tababar shalay loogu soo xiray duleedka magaalada Kismaayo, ciidamadan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka looga soo horjeedo Al Shabaab. Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo saraakiil kale oo ka qeyb galay munaasabada tababarka loo soo xiray ciidamada ayaa sheegay in Jubaland ay dagaal la […] Continue Reading: - Tababar loo soo xiray Cutuyo ka tirsan Ciidamada Jubaland (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News