Isra’iil oo sii siideysay Wiil ay jir-dileen Waxaa xabsiga laga siidaayey wiil 15 sano jir ah oo ay ciidamada Isra’iil si xun u jirdileen xili uu ka qeyb qaadanayey banaanbaxii ka dhacay Qudus ee looga soo horjeeday dilka wiil reer Falastiin ah. Taariiq Abu Khadiir oo ah 15 sano jir ayaa ah Falastiini heysta dhalashada Maraykanka waana wiil ay illmo adeer yihiin […] Continue Reading: - Isra’iil oo sii siideysay Wiil ay jir-dileen Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News