Hogaamiyaha ISIS oo soo bandhigay Cajalad Muuqaal ah Hogaamiyaha Maamulka Islaamiga ah ee ka dagaalamaya Ciraaq iyo Siiriya Abu bakar al Baqdaadi ayaa khubad uu saladii jimcaha ka jeediyey Maasaajidka Mosul lagu soo banhigay Internetka. Hogaamiyaha ISIS oo ku labisan daarees madow ayaa sheegtay inuu kasoo jeedo Qoyska Nebi Maxamed SCW, isagoona sheegay inuu buuxiyey shuruudaha hogaamiyaha Dowlada Islaamiga. Wuxuu Abu Bakar Al […] Continue Reading: - Hogaamiyaha ISIS oo soo bandhigay Cajalad Muuqaal ah Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News