Kenya: 29 qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay dhul xeebeedka Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintay labo weerar oo xalay ka dhacay magaalooyinka ku yaal waqooyi bari dalkaasi Kenya, sida waxaa xaqiijiyey Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Kenya. Weerarka 1aad ayaa 10kii habeenimo xalay ka dhacay magaalada Hindi oo kamid ah degmada Lamu halkaasi oo lagu dilay dad gaaraya 9 qof, kadib markii ay kooxo […] Continue Reading: - Kenya: 29 qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay dhul xeebeedka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News