Al Qacida oo weerartay Xaduuda Sucuudiga iyo Yemen Kooxo hubeysan ayaa weeraray xaduuda u dhaxeysa Boqortooyada Sucuudiga iyo dalka Yemen. Weerarkan oo la sheegay inuu dhacay Jimcihii iyo shalay oo Sabti ahayd ayey ku dhinteen askar gaareysa 5 oo ka tirsan ciidamada Sucuudiga, halka 2 askari laga dilay ciidamada Yemen ee xaduuda ku sugan. Weerarkan ayaa la sheegay inay geysteen 5 maleeshiyo oo […] Continue Reading: - Al Qacida oo weerartay Xaduuda Sucuudiga iyo Yemen Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News