Qarax ka dhacay Beled-Xaawo Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay bartamaha magaalada Beled-xaawo ee gobalka Gedo. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerarkan qaabka u uu dhacay balse warar horudhac ah ayaa sheegaya in qarax ka dhacay bartamaha magaalada goob ay ku yaalaan makhaayado iyo suuqa. Kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay […] Continue Reading: - Qarax ka dhacay Beled-Xaawo Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News