Somaliland oo sheegtay inay la wareegayso Hawadeeda! Maamulka Soomaliland ayaa sheegay inay hada diyaariyeen qalabka lagu hago diyaaradaha isticmaalaya hawadeeda, isla markaana aysan ogolaan doonin in Muqdisho laga maamulo hawadeeda. Wasaarada Duulista Hawada iyo gadiidka cirka ee Soomaaliland ayaa sheegtay inay tijaabisay qabalka diyaaradaha lagula xariiro isla markaana ka go’antahay inay qaado tilaabada ay ku maamuleyso hawadeeda. Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili […] Continue Reading: - Somaliland oo sheegtay inay la wareegayso Hawadeeda! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News