Puntland iyo Jubaland oo heshiis wada saxiixday go’aano kasoo saaray Nidaamka Federaalka Maamulada Puntland iyo Jubba ayaa heshiis ay kuwada saxiixdeen magaalada Kismaayo ku sheegay inay iska kaashan doonaan dhanka amniga , la dagaalanka Argagaxisada iyo hirgelinta Nidaamka Federaalka. Heshiiskan ayaa kasoo baxay wadahadalo u socday Wafdi heer Wasiiro ah oo ka socda Puntland oo labadii todobaad ee lasoo dhaafay ku sugnaa Kismaayo iyo madaxda maamulka Jubba. […] Continue Reading: - Puntland iyo Jubaland oo heshiis wada saxiixday go’aano kasoo saaray Nidaamka Federaalka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News