Koox looga shakisan yahay al-Shabaab ayaa 48 qof ku diley xeebta Kenya Koox looga shakinsan yahay in ay ahaayeen al-Shabaab ayaa ku diley xeebta Mpeketoni ee dalka Kenya ugu yaraan 48 qof. Kooxdan ayaa weerar gaadmo ah soo qaadey fiidnimadii Axadda, waxaana dadka deegaanku daawanayeen xiliga weerarku dhacaayey ciyaaraha adduunka ee ka socda Brazil, kooxda weeraka soo qaadey ayaa bartilmaameedsaday, saldhigga boolis, Bangi, Kaalin shidaal iyo laba […] Continue Reading: - Koox looga shakisan yahay al-Shabaab ayaa 48 qof ku diley xeebta Kenya Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News