Siyaasi Maxamad Cilimi Cabdalla oo soo dhaweeyey mashruuca lagu ballaarinayo garoonka Bosaso Iyadoo 11-kii bishan June magaalada Bosaso gaar ahaan gudaha garoonka diyaaradaha lagu qabtay xaflad ballaaran oo lagu daahfurayay mashruuca lagu dhisayo garoonka diyaaradaha ee Bosaso ayaa waxaa mashruucaasi daah furkiisa soo dhaweeyey qaar ka mid ah siyaasiyiin reer Puntlan ee ku sugan magaalada. Siyaasi Maxamad Cilmi Cabdalla oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in […] Continue Reading: - Siyaasi Maxamad Cilimi Cabdalla oo soo dhaweeyey mashruuca lagu ballaarinayo garoonka Bosaso Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News