Diyaarad lagu soo ridey Ukraine oo 49 qof ku dhimatey Kooxaha gadoodsan ee dalka Ukraine ayaa soo ridey diyaarad ciidamada Mileterigu iska lahaayeen, taas oo sidey 49 qof, meel ku dhaw magaalada Luhansk bariga dalka Ukraine. Ma jirto cid ka badbaadey rakaabkii diyaaradda la soo ridey sida laga soo xiganaya wasaaradda difaaca ee Ukraine. Diyaaradda ayaa u socotey magaalada Luhansk bariga dalka Ukraine markii gantaalka […] Continue Reading: - Diyaarad lagu soo ridey Ukraine oo 49 qof ku dhimatey Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News