Obama: Ciidamo uma direyno dalka Ciraaq Dalka Maraykanka uma diraayo wax ciidamo ah dalka Ciraaq si ay ula dagaalamaan kooxhaha Suniyiinta ah ee qabsadey qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Ciraaq, sidaas waxaa khudbad uu habeenkii xalay jeediyey ku sheegay Madaxweynaha Maeaykanka Barack Obama. Obama ayaa ugu baaqey xukuumadda Ciraaq in ay iyadu xaliso dhibaatada haysata, ee salka ku haysa […] Continue Reading: - Obama: Ciidamo uma direyno dalka Ciraaq Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News