Sheekh Umal oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho(Sawiro) Waxaa maanta magaaalda Qardho ee xarunta gobalka karkaar soo gaary wafdi uu hogaaminayo Sheekh Maxamad Cabdi Umal oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaaliya Skeekha iyo wafdigiisa ayaa ka yimid magaalada Garowe oo ay ku suganaayeen maalmihii la soo dhaafay isla markaan muxaadarooyin ka soo jeediyey masjidyada uyo qeybo ka mid ah magaalada Waxaa […] Continue Reading: - Sheekh Umal oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho(Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News